Xoghaye cusub loo magacaabay Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka [Waa kuma..?]

Wararka laga helayo Wasaaaradda arrimaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ayaa sheegaya in xoghay joogto ah loo magacaabay wasaaradan. Wasaaraddan oo ay wasiir ka tahay Maryan Qaasim Axmed ayaa la sheegay in xoghaye joogto ah loo magacaabay nin lagu magacaabo Maxamed Moalim sida ay xaqiijisay wasiirka. Xoghayaha cusub ee wasaaradda arrimaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka loo magacaabay ayaa … Continue reading Xoghaye cusub loo magacaabay Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka [Waa kuma..?]