Somali News

Xoghaye cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Wasiirka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xoghaye guud oo cusub u magacaabay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Ganacsiga ayaa lagu magacaabay xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Ganacsiga inuu noqdo Cabdicasiis Ibraahim Aadan, waxayna arrintan ka danbeysay markii uu geeriyooday xoghayihii  hore ee wasaaraddaasi Abuukar Daahiye.

Tags
Back to top button
Close
Close