Xoghayihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ugu danbeyn xilkii wareejiyay [Sawirro]

Xoghayihii hore ee joogtada Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa maanta xilkii ku wareejiyay xoghayaha kusimaha ah ee la magacaabay. Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Cabdi Faarax Juxa ayaa shaqo ka joojin uu muran weyn ka dhashay shaqadii uga joojiyay xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda Yaxye Cali Hareeri 22-kii bishan, waxaana … Continue reading Xoghayihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ugu danbeyn xilkii wareejiyay [Sawirro]