Xogtii ugu danbeysay Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug [Yaa ku guuleysan doona..?]
Iyadoo ay maanta magaalada Dhuusamareeb ka dhacyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa ilaa xalay socday olole doorasho iyo galaangal xoog leh oo ku saabsan ciddii xilkaasi ku soo bixi lahayd. Saddexda Mushar ee xilkan u taagan ayaa waxaa u ololeynaya oo kala taageersan dhinacyo kala duwan, waxaana saameyn ku leh khilaafaad u dhaxeeya beelaha … Continue reading Xogtii ugu danbeysay Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug [Yaa ku guuleysan doona..?]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed