Xubin ka mida Guddiga Taakuleynta ciidamada oo farriin cajiib ah u diray Farmaajo [AKhriso]

Xubin ka mida Guddiga Taakuleynta ciidamada ee uu shalay magacaabay ayaa farriin u soo diray Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Mohamed Yusuf Tigey ayaa sheegay inuu ka aqbalay Madaxweyne Farmaajo, magacaabista uu u magacaabay xubin ka tirsan guddiga taakuleynta Ciidamada Qaranka. Tigey oo hore u noqday guddoomiyihii Gobolka Mudug ee Puntland ayaa muddooyinkii danbe ku dhex jiray … Continue reading Xubin ka mida Guddiga Taakuleynta ciidamada oo farriin cajiib ah u diray Farmaajo [AKhriso]