Xukuumadda Soomaaliya oo Dalka ka Mamnuucay Hay’adda Sahan Research [Akhriso War-saxaafadeed]

Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucday Hay’ad caan ah oo qaabilsan dhinaca baaritaanka iyo talo bixinta lagu magacaabo Sahan Research. War-saxaafadeed Caawa kasoo baxay wasaaradda Amniga Gudaha ayaa lagu sheegay in laga bilaabo maanta 17 Disembar 2018 Hay’adda Sahan Research laga joojiyey, lana mamnuucay dhammaan wixii shaqo ahaa ee ay ka waday wadanka, sababo la xiriira Amniga … Continue reading Xukuumadda Soomaaliya oo Dalka ka Mamnuucay Hay’adda Sahan Research [Akhriso War-saxaafadeed]