FeaturedSomali News

Xukuumadda Soomaaliya oo War kasoo saartay Amniga Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya (Akhriso)

Wasaaradda Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay xaaladda Amniga maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo magaalada Baydhaba.

Qoraal uu ku saxiixnaa Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo loo diray Wasiirka Amniga maamulka K/galbeed  Xasan Xuseen Maxamed ayaa lagu sheegay inay jiraan shaqsiyaad ku howlan handadaadda bulshada iyo fal-dembiyeedyo ka dhan xasiloonida iyo deganaanshaha dowlad goboleedka Koonfur-Galbeed gaar ahaan magaalada Baydhaba.

War-ka kasoo baxay ayey wasaaradda Amnigu ku xaqiijisay inay kaalmeyneyso laamaha Amniga Koonfur Galbeed sidii ay u gudan lahaayeen sugidda amniga.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA 

Tags

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Close