Browsing: Xulashada
Waxaa sii kordhay tirada dadka xujeyda ah ee ku dhintay shilkii Jimcihii ka dhacay Masjidka Barakeysan ee Xaramka magaalada Maka…
Jilaaga ruugcadaaga ah ee Ruushka Krasko, oo door wey ku lahaa filimo badan oo Ruushka laga sameeyay iyo musalsalo TV-yada…
By Mo Keita | M0Keita When you Google ‘Mogadishu’, the photos that surface convey a sense that life in Somalia’s…
Orodyahanka heer caalami ee asalkiisu yahay Soomaali ee heysta dhalashada Ingiriiska Mo Farah ayaa qirtay inuu cunay Qaadka oo ah…
Fanaaniinta fara badan oo ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maantaa ka degay magaalada Kismaayo, iyadoo ay ka mid yihiin dadka…
Dowladda Japan ayaa ugu deeqday ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gaadiid ciidan oo loogu talogalay inay adeegsadaan ciidamada Booliska. Gaadiidka lagu wareejiyay Taliska…
Fanaanka caanka ah ee reer Caalami asalkiisuna Soomaalida yahay oo heysta dhalashada dalka Kanada Keynaan Cabdi Warsame oo ayaa ka…
War baahinta ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirro muujinaya weerarkii talaaladii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Jannaale…
Asxaab aan is leeyahay waa xog-ogaal ayaan wax ka weydiiyey Muranka Guriga Col. Xaashi Bulxan, waxaana la ii sheegay sidan.…
Haween Soomaaliyeed oo ganacsato ay laguna kala magacaabo Duniyo Maxamed Faarax iyo Haweeyo Xirsi Faarax ayaa saxaafadda u sheegay in…
WasiirkaGaashaandhigga dowladda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ay wehliyaan xubno isugu jira xukuumadda…
Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay liiska ardayda Soomaaliyeed oo ku guuleystay deeqaha waxbarasho…
Buugga lagu diiwaan geliyo la-yaabka dunida (Guinness World Records) waxaa la sameeyay August 1955 oo dalka Ingiriiska lagu shaaciyay, markaasoo…
Laba wariye ayaa lagu toogtay gobolka Virginia ee dalka Maraykanka, iyagoo si toos ah waraysi u siinaya telefishinka, waxaana falkan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ku mashquulsanaa magacaabidda xilala kala duwan oo dowladda…
Kadib markii uu soo shaac baxay Mooshinka ay qoreen 93 xildhibaan ee xil ka qaadista madaxweynaha 21-kii Ogost 2015 waxaa…
Diyaaradii ugu horeysay oo rakaab ah ayaa maanta ka degtay garoonka Diyaaradaha magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasoo xirnaa muddo ka…
Waxaan idin soo gudbineynaa muuqaallo laga soo qaaday Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay kadib markii laga saaray kooxda Alshabaab oo muddo…
Maamalka Jubba ayaa shalay soo saaray amar ay degaanadooda uga mamnuuceen Telefishanka afka Soomaaliga ku hadla ee Universal iyagoo ku…
Maamulka Jubba ayaa degaanadiisa ka mamnuucay telefishanka madaxa bannaan ee UNIVERSAL kadib War kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubba oo lagu…
