Yaa bixiyay amarka dhismaha Barxadda Biyaaso Liibaro..? [Taabit mise Yuusuf Jimcaale -AKhriso Dokument]

Duqa cusub ee magaaladda Muqdisho Abdirahmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa amarkisii koowaad ku joojiyay dhismaha ka socda dhulka Biyaaso Liibaro ee degmadda Xamarjajab. Dhulkaan waxaa darbi ku wareejineysa shirkadda nadaafadda ee ECCO, waxaana maamulka cusub ee gobalka Banaadir uu baahiyay dukumentiyo sheegaya cidda bixisay amarka lagu dhisayo dhulkaan. Muuqaal la xiriir amarka laggu joojiyay dhismaha … Continue reading Yaa bixiyay amarka dhismaha Barxadda Biyaaso Liibaro..? [Taabit mise Yuusuf Jimcaale -AKhriso Dokument]