Somali News

Yaa ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay Guddoomiyaha Degmada Hodon?

Sida ay Wadani.com u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, Gudoomiyaha Degmada Hodan Cabdikariin Dhegajuun ayaa ku dhacwamay qarax Miino oo xalay  lagula eegtay gudaha Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, Gudoomiyaha ayaaan dhaacwaciisa ubadanyahay dhanka Lugta.

Wararku waxaa ay intaasi ku darayaa in labo asakari oo ka mid ah ilaaladiisa ay ku geeriyoodeen Qaraxaasi halka kuwo kalan ay ku dhaawacmeen.

Dhaqdhaqaada Al shabaab ayaa sheegtay mas’uukiyadda weerarka lagu doonayay in lagu khaarijiyo Guddoomiye Dhagajuun.

Back to top button