Yaa ku guuleysan doona Doorashada Madaxweynaha Galmudug..? [Fursadaha saddexda Musharax]
Waxaa maanta khudbadahooda musharaxnimo u jeediyay Baarlamaanka maamulka Galmudug saddexda musharax ee u taagan xilka madaxweynaha Galmudug. Doorashada oo dhici doonta 3-da Bishan May 2017 ayaa saadaal kala duwan laga bixinayaa cidda ku soo bixi doonto, iyadoo lagu soo koobay saddex musharax oo kaliya, isla markaana aanay xiisadeedu ahayn mid u weyn sidii doorashadii koowaad. … Continue reading Yaa ku guuleysan doona Doorashada Madaxweynaha Galmudug..? [Fursadaha saddexda Musharax]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed