Somali News

Yamamoto: “Shirka Dhuusamareeb waa qasab in heshiis ku dhamaado”

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday dowladda federalka iyo maamul gobolleedyada inay tahay in ay xalliyaan dhammaan arrimaha ay isku khilaafsan yihiin – isla markaana la qabto doorasho wakhtigeeda ku dhacda oo aan meel kale ama qaab kale loo marin.

Haddalkan oo ay twitterka safaaradda la soo dhigay ayaa ka dambeeyay, kadib markii Qaramada Midoobay iyo dalalka deeqaha siiya Soomaaliya ay Iyana soo saareen qoraal loogu baaqayay Madaxweyne farmaajo iyo Madaxda maamul gobolleedyada oo ku shirsan Dhuusamareeb inay meel dhexe isugu yimaadaan – iyada oo la eegayo danta guud ee qaranka.

Back to top button