Yusuf Garaad: “Waa markii ugu horreysay ee siyaasi ka mid noqdo ergada Somalia ee -Maxkamada ICJ-” [Akhriso]

Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Somalia Yuusuf Garaad Cumar oo si dhow ula socday dacwadda xuduudka badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka deyriyey sida dowladda Somalia u maamuleyso Kiiska, isagoo ka hadlay arrimo mugdi ku jiro oo aanay dowladdu ka hadlin, dadkana la wadaagin. Yuusuf Garaad ayaa sheegay in dowladdaa ay bulshada war sugan … Continue reading Yusuf Garaad: “Waa markii ugu horreysay ee siyaasi ka mid noqdo ergada Somalia ee -Maxkamada ICJ-” [Akhriso]