Somali News

Yuu ahaa qofka toogtay Hantidhowraha Baardheere?

Dhawaca Hanti dhowaraha degmada Bardheere Cabdirashiid Cabdiqadir Warsame ayaa loo soo qaaday Magaalada Muqdisho.

Qofka geystay weerarkii lagu dhaawacay Hanti dhowraha ayaa la sheegay in uu ahaa askari ka tirsan Ciidanka maamulka oo horay Al shabaab uga goostay.

Kaddib toogashadii uu kubdhaawacay Hanti dhowraha degmada Baardheere waxaa uh dib ugu laabtay Al shabaab oo uu isla xalayba iska dhiibay.

Maamulka Gobolka Gedo ayaa dhowr jeer soo bandhigay Rag sheegaya in ay ka goosteen Al shabaab hayeeshee beegsaday mas’uuliyiin kaddibna dib ugu laabtay Al shabab.

Back to top button