Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»10 Qodob oo Muwaadiniinta ka doonayaan (Farmaajo & Kheyre) inay ka jawaabaan kahor Doorashada 2020/21

    10 Qodob oo Muwaadiniinta ka doonayaan (Farmaajo & Kheyre) inay ka jawaabaan kahor Doorashada 2020/21

    September 28, 2020Updated:September 29, 20202 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email


    Maanta oo ku beegan 28-ka Sebtembar waxaa dunida laga maamuusaa Maalinta Caalamiga ah ee Helitaanka Macluumaadka Guud.

    Qodobka 32-aad ee Dastuurka Soomaaliya (Faqradiisa 2 iyo 3) waxay caddeynayaan helitaanka macluumaadka ay Dowladdu heyso ama xogta helitaankeeda loogu baahan yahay in xuquuq muwaadin lagu ilaaliyo.

    Sidaas darteed, iyadoo dalku u jiheysanayo doorasho 2020/21 waxaa muhiim ah in madaxda Dowladda ee hadda xilka haya (Madaxweyne Farmaajo, wasiiradda iyo xildhibaannada) ama kuwa ka tagay (RW Hore Xasan Cali Kheyre) inay dadweynaha Soomaaliyeed u soo bandhigaan arrimahan:

    1) Baydhabo: Dilkii 15 ruux oo shacab ah oo uu ku jiray wiil yar ee dhacay Disembar 2018.

    2) Gaalkayo/Muqdisho: Qabashadii iyo dhiibistii Cabdikariin Qalbi-Dhagax ee Agoosto 2017.

    3) Heshiiskii 16ka qodob ka koobnaa ee Dowladda Soomaaliya la gashay Itoobiya bishii Juun 2018 ee ay ku jirtay afarta dekedood.

    4) Jawaari: Ridistii Afhayeenkii Hore ee Baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ee dhacday bishii Abriil 2018.

    5) Faragelinta ciidamada Itoobiya ee doorashooyinkii Maamul Gobolleedyada 2018.

    6) Baaritaankii qaraxii Soobe ee Oktoobar 2017.

    7) Baaritaankii dilkii Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir AUN Injineer Yariisow ee Luulyo 2019.

    8) Heshiisyada Eritrea iyo Soomaaliya ee ku lamaansanaa heshiisyadii loo bixiyay “Isdhexgalka Geeska Afrika” ee 2018.

    9) Sababihii keenay dib u dhigista dacwaddii Badda ee Soomaaliya iyo Kiinya 2019 – 2020.

    10) Baaritaanka dilkii 8 dhakhtar ee ka dhacay tuulada Gololey bishii May 2020.

    W/Q: Cabdalle Axmed Muumin

    Doorashada Farmaajo Kheyre
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Kumaandooska Somaliya oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan Alshabaab -Taliyaha SNA-
    Next Article Safiirka Somalia ee Turkiga: “Guuleed waxaa Berri u bilaabmaya tababar kooban, kadibna dalkii buu ku noqonayaa..”

    Related Posts

    Maxaa Addis Ababa ku qabsaday Xasan Sheekh? (3-da Aragti ee Mucaaradka Madaxweynaha)

    February 18, 2024

    Maxaa lagu diidan yahay Hab-raaca lagu muransan yahay ee Dastuurka..?

    January 24, 2024

    Hadal jeedinta Madaxweynaha iyo Waxyaabihii la tabey ee ka Maqnaaa (Qormo).

    January 3, 2024

    Yusuf Garaad oo ka hadlay Dhibaato culus oo ka jirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    November 29, 2023

    5 Arrin oo lagu diidan yahay Qorshaha Dastuurka ee Xasan Sheekh iyo waxa ka dhalan kara

    November 27, 2023

    C/raxman C/shakuur oo Qoraal talo- culus xambaarsan u diray Siciid Deni

    November 7, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo