Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Is-miidaamiyihii wejiga caruurta lahaa: Qisada mid ka mida raggii weeraray magaalada Paris (Sawirro)

    Is-miidaamiyihii wejiga caruurta lahaa: Qisada mid ka mida raggii weeraray magaalada Paris (Sawirro)

    November 18, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hay’adaha  Dembi baarista ayaa shaaciyay muuqaalka mid ka mida is-miidaamiyeyaashii isku qarxiyay Goroonka Stadio France ee magaalada Paris weeraradii qorsheysnaa ee lagu qaaday Jimcihii hore ee dalka Faransiiska, waxaana la yaab lahayd in wiilka muuqaalkiisa hoos ka muuqdo ee caruurnimada wejigiisu ka muuqato uu ka mida ahaa dadkii weerarkaas qaaday ee is qarxiyay.

    Wiilkan ayaa lagu magacaabaa Bilaal Xaadifi, sida ay shaaciyay jariirda Daily Mail ee magaalada London ka soo baxda, waxay wiilkan ugu yeertay “Is-miidaamiyihii wejiga caruureed lahaa”, waxaana sawiro laga helay boggiisa Facebook inaan la xirinay muujinayaan isagoo ku tababaranaya qori iyo isagoo xiran dharka dabaasha.

    Sawirada ayaa la sheegay in la qaaday sanadkii 2011 iyo sawiro kale oo uu walaalihii ay kula jiraan sanadkii 2014. Bilaal ayaa da’diisu ahayd 20 sano jir, waxaana la sheegay inuu markii dambe ka fogaaday dhageysiga miyuusika isagoo sheegay inay xaaraan tahay isla markaana taageeray kooxda Boko Xaram ee Nayjeeriya ka dagaalanta.

    Bilaal Xaadifi wuxuu asalkiisu kasoo jeeda dalka Marooko, isagoo ku noolaa dalka Belguim, wuxuuna u socdaalay dalka Suuriya, halka uu sanadkii 2014 ku biiray ururka Daacish, kadibna uu dib ugu laabtay dalka Faransiiska, halkaasoo u qeyb ka ahaa weerarkii dhiigga badan ku daatay ee magaalada Paris lagu qaaday Jimcihii 13 November oo lagu dilay 129 ruux halka lagu dhaawacay in ka badan 350 kale.

    DAAWO SAWIRRADDA IS-MIIDAAMIYAHA

     

     

    0001
    0002
    0003
    0005
    0004

    Wadani.com

    Daacish Paris
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay oo dowladda Soomaaliya ka dalbaday in la maxkamadeeyo askar
    Next Article Howlgal Booliska Faransiiska ka fuliyeen Paris oo dad lagu qabtay & haweeney is qarxisay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo