Ciidamada cusub ee daraawiishta Daraawiishta Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan tababar loo soo xiray ayaa dhoolatus ka sameeyay magaalada Baydhaba iyagoo socod ku maray wadooyinka magaalada Baydhaba.
Dhoolatuska waxaa taageerayay Baandeyda Booliska oo miyuusik u garaacayay iyagoo soo jiitay dadka magaalada oo boqolaal ka mida ay isugu soo baxeen wadooyinka si ay u daawadaan ciidamada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed.
DAAWO SAWIRRO