Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Shaqsiyadda ergeyga cusub ee Q/Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating

    Shaqsiyadda ergeyga cusub ee Q/Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating

    November 24, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-moon ayaa si rasmi ah u magacaabay  ergeyga cusub ee u qaabilsanaan doona Soomaaliya oo lagu bedlei doono ergaygii gaarka ee Q/Midoobay ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia Nicholas Kay, kaasoo noqonaya diblomaasi kale oo u dhashay dalka Britian.

    SHAQSIYADDA ERGEYGA CUSUB EE Q/MIDOOBAY U QAABILSANAAN DOONA SOOMAALIYA

    Ergayga cusub oo lagu magacaabo Michael Keating waa Muwaadin 56 jir ah, wuxuuna beddeli doonaa Ergayga QM ee Somalia, Nicholas Kay oo bisha soo socota xilka ka degi doona.

    Michael Keating waxa uu haatan Agaasime Cilmi-baare ka yahay Aqalka The Chatham House ee hoos taga Machadka The Royal Institute of International Affairs.

    Diplomaasi Michael Keating waxa uu soo maamulay tiro Mashaariic Nabadayn ah, xida Xilligii Kala-guurka Siyaasadda ee dalka Afganistaan.

    Ilaa dhamaadkii 2012-kii, waxa uu ahaa Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ee Arrimaha dalka Afganistan.

    Waa La-taliye Xalinta Colaadaha, waxa kale oo uu inta badan diyaariyaa Qorshaha Ficilada ee QM, gaar ahaan Xoojinta doorka QM ee in dadka  laga badbaadiyo Khataraha Dagaalladda, gaar ahaan dalka Syria.

    Waxa uu khibrad u leeyahay Isku-xirka u dhexeeya Kaalmooyinka Horumarinta, Siyaasadda iyo Dowlad-wanaaga.

    Waxa uu ka soo shaqeeyey dalal ka tirsan Qaaradda Afrika, Bariga Dhexe iyo Wadadnka Afganistan.

    Waxa kale oo uu La-taliye dhinaca Maamulka u ahaa Hay’adda QM ee Horumarinta Barnaamijyadda (UNDP) ee magaalladda New York muddadii u dhexeysay sannadihii 1999-kii ilaa 2001-dii.

    Wuxuu kale oo uu La-taliye u ahaa Xafiiska QM ee Isku-xirka Hawlaha Samafalka ee dalka Afganistan muddadii u dhexeysay sannadihii 1997-dii ilaa 1999-kii.

    Khibradiisa kale ee Hawlaha QM ee uu soo qabtay waxaa ka mid ah:

    • 2004-tii ilaa 2008-dii: Wakiilka QM ee dalka Malawi.
    • 2008-dii ilaa 2010-kii: Waxa uu ahaa xubin ka tirsan Qeybta Barnaamijyadda Afrika ee Xarunta Chatham House.
    • 2010-kii ilaa 2012-kii: Waxa uu ahaa Ku-xigeenka Ergayga QM ee dalka Afganistan.

    Diplomaasiga Michael Keating waxa uu Shahaada Master of Arts ee  dhinaca Taariikhda kaa qaatay Jaamacadda ka qalin jebiyey Jaamacadda The University of Cambridge.

    Michael Keating waxa uu ku dhashay caasimadda dalka Uganda ee Kampala sannadkii 1959-kii, waana  Xaasle afar carruur leh.

    Michael Keating UN UNSOM
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaamulada Puntland & Galmudug oo ciidamo badan geeyay Magaalada Gaalkacyo iyo xiisad cusub
    Next Article DAAWO: Turkiga oo soo riday diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo