Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Maqal & Muuqaal»DAAWO Cali Khaliif: “Xasan Sheekh ayaa igu yiri hadii Dhulbahante isu tago cidna kama hor istaagi karto maamul goboleed”

    DAAWO Cali Khaliif: “Xasan Sheekh ayaa igu yiri hadii Dhulbahante isu tago cidna kama hor istaagi karto maamul goboleed”

    November 25, 20151 Min Read Maqal & Muuqaal
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Ali Khalif Galaydh was in Jazeera Palace Hotel in Mogadishu when a huge explosion that killed at least 13 people and injured many others occured. PHOTO | NATION MEDIA GROUP
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Maamulka KhaatumoProf. Cali Khaliif Galeyr ayaa shaaca ka qaaday in uu ballanqaad fiican  ka heysto Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo ah Khaatumo haddii ay  heshiiso oo midowdo  inaysan jirin cid ka hor istaagi karta xukuumad iyo maamul rasmi  oo ay yeeshaan.

    Col. Cali Khaliif Galeyr oo ka hadlayay Xaflad dhowaan ka dhacday  magaalada Nairobi  ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah oo lku saansam  beesha Khaatumo ee ku dhaqan gudaha iyo dibadda dalka.

    “Xoogaa nal yar baa muuqda, oo ay xukuumadda dhexe ee dalku leedahay hadii Dhulbahante isu tago oo heshiiyo ma jiro cid ka hor istaagi karta maamul goboleed sax ah” sidaasi waxaa yiri madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr.

    “Warhooy  Aniga Hargeysa wax iga yaalaa ma jiraan, hadiiba ay iyagu iska badbaadaan waan u duceyneynaa, Garowena madaxweyneheedii baa ka cararay wax naga yaalaana ma jiraan, waxaan ugu duceyneynaa inta naga jirta in uu ilaah ka badbaadiyo” sidaasi waxaa markale yiri Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr.

     

    Wadani.com

    Cali Khaliif Khaatumo Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Hees cusub oo wadani ah “Tiirsha Qarankeena” & Cawale Aden, Dalmar yare iyo Iskalaaji
    Next Article DHAGEYSO Feysal Cali Waraabe: “Dadka Somaliland ka soo jeeda xaq bay u leeyihiin inay fekerkooda cabiraan”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo