Madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomalaiya ayaa Garoonka Diyaaradaha Aden cadde ee Magaalada Muqdisho u tegay inay salaada janaasada ku tukadaan meydka Allaha U naxariistee Marxuum Cabdullahi Xasan Maxamuud safiirkii Soomaaliya ee dalka masar o dhawaan ku geeriyoodey dalka Masar oo maanta laga soo dejiyay garoonka Muqdisho.
Madaxweynaha, Ra’iisal wasare ku xigeenka, Wasiirka arrimaha dibadda, wasiiro iyo xildhibaano ayaa Garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde salaadi janaasada kula tukadey meydka Marxuumka, Tukashada salaatu janaasada Marxuumka.
SAWIRRO