Madaxtooyada Puntland ayaa war-murtiyeed kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxayna Puntland ku eedeeysay dagaalka maamulka Galmudug iyo ciidamo ay sheegtay inay u qornaayeen Dowladda Federaalka ah oo xaruntoodu ahayd gobolka Galguduud oo Ku biiray sida ay sheegtay.
Waxaa warmurtiyeedka lagu sheegay in Puntland ay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ka ogolaadeen afar qodob oo waanwaanta xaalada Gaalkacyo ku saabsan, balse ay ka dambeysay duulaan ay sheegtay in lagu soo qaaday Puntland
HOOS KA AKHRI WAR-MURTIYEEDKA
Wadani.com