Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa shirkii Madasha wadatashiga si kulul uga sheegay inuu xaaraan yahay shirka Wadatashiga isla markaana wadatashigii laga ururiyay shirarkii ka dhacay degaanada dalka ay ahaayeen kuwo meel la isku xiray oo dadkii mudna aan laga qeyb gelin.
Xildhibaanka ayaa sheegay in dadka gobolada Waqooyi aanay wax aragti ah ku lahayn aragtiyada la dhoodhoobay ee meesha yaala wuxuuna ku baaqay in lagu kala tago shirka mar haddii aan loo dhameyn oo uu xaaraan yahay.
Wadani.com