Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»C/kariin Guuleed: “Anigaa madaxweyne u ah dadka Goboladda Hiiraan & Shabeelaha Dhexe inta……”

    C/kariin Guuleed: “Anigaa madaxweyne u ah dadka Goboladda Hiiraan & Shabeelaha Dhexe inta……”

    December 15, 2015Updated:December 17, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wafdi ka socda dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta gaaray Magaalada Baledweyne ayaa kulan la yeeshay Odayaasha Labada Dhinac ee ku Dagaalamay Galbeedka Magaaladaasi, iyadoo kala hadlay sidii colaada loo joojin lahaa.

    Kulanka oo ahaa mid Saacado qaatay ayaa waxaa looga hadlay sidii Odayaasha Labada Dhinac ay u qaadan lahaayeen Xabad Joojinta ay Waxgaradka Gobolka Hiiraan  gelinkii danbe ee shalay uga dhawaaqay Magaalada, waxaana sidoo kale Wafdiga maanta gaaray Baledweyne ay fareen in aan wax kale oo Xabad ah la ridin islamarkaana waxii dhacay laga wada hadlo.

    Madaxweynaha Galmudug ayaa hadal uu ka jeediyay kulanka si adag ugu tirtirsiiyay odayaasha dhaqanka inay soo afjaraan colaada ka taagan Beledweyne wixii ku cuslaadana ay la kaashadaan wafdiga maanta tegay magaalada, “Aniga si gaara ayay ii taabaneysaa colaadan, waxaan madaxweynaha u ahay Hiiraan iyo Sh/dhexe inta ay maamul ka dhisanayaan…” ayuu yiri C/kariin Guuleed.

    Wafdiga waxaa hogaaminayay Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed, waxaana ka mida wasiirka Dhalinyarada, wasiirka Batroolka Xukumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano ka mid ah Federaalka.

    Wararka kale ee Beledweyne ayaa sheegaya inay wafdiga kulamo la qaateen maamulka Gobolka Hiiraan, kan degmada iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda federaalka Soomaalida, waxaana arrintan u xil saaray madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha oo ku mashquulsan shirka wadatashiga.

    Wadani.com

    BELEDWEYNE Guuleed
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/weli Gaas: “Majeerteen iyo Abgaal waa ku dulman yihiin 4.5, waxayna leeyihiin min labaatemaayo degmo”
    Next Article Maxaa Axmed Madoobe looga reebay wafdigii nabadeynta ee tegay Magaalada Beledweyne..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo