Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa qarax miino lagu eegtay deegaanka Boolo Foolye oo 3KM u jirta Afgooye waxaana wararaku sheegayaan in shan askari ay ku dhinteen halka dhaawacuna uu gaarayo Afar Askari oo u ku jiro Sarkaal sare.
Qaraxa Miinada ayaa ahaa mid dhulka lagu aaso waxaana la sheegay in gaari ay saarnaayeen ciidanku oo ahaa nooca loo yaqaan Cabdi bilaha waxaa uuna kasoo tagay Muqdisho isagoo kusii jeeday deegaanka Laanta Buuro Gobolka Sh/hoose.