Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay shalay Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ahaa ragga ku kacsan midka ugu weyn, horena dagaal dhiig badan ku daatay ku dhex maray magaalada Kismaayo.
Kulankan oo Axmed Madoobe dalbaday ayaa dhacay markii uu ugu tegay hotelka uu ka degan yahay magaalada Muqdisho.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Wadani.com