Qaraxii maanta ka dhacay Wadada Maka Almukarama ayaa qasaare balaaran oo dhimasho iyo dhaawac leh, Qaraxa waxaa ku dhintay 3 qof, waxaana ku dhaawacmay 7 kale oo uu ka mid yahay Milkiilihii Carwo Alkowthar
Alshabaab aya sheegatay qaraxa maanta iyadoo isla goobta qaraxa ka dhacay hore loogu weeraray guddoomiyeha Gobolka Galgaduud Xuseen Weheliye Cirfo oo dhaawac fudud ka soo gaaray.
DAAWO SAWIRADA


