Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»DAAWO SAWIRRO: Wejiga koowaad ee dhismaha Garoonka Caalamiga ah ee Boosaaso oo lasoo gabagabeeyay

    DAAWO SAWIRRO: Wejiga koowaad ee dhismaha Garoonka Caalamiga ah ee Boosaaso oo lasoo gabagabeeyay

    December 19, 20151 Min Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wejigii koowaad ee dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Bosaso ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo la filayo in la furo sanadka cusub ee 2016-da.

    Maareeyaha garoonka diyaaradaha Boosaaso Bashiir Muuse Cabdiraxmaan ayaa shaaciyay  inay hadda diyaarsan tahay 2km dhererka ah iyo 400-mitir  balac ah Dhabada ay diyaaraduhu ku ordayaan, goobihii ay istaagi lahaayeen iyo baakinadooda iyo sidoo kale dhisme ku socda guriga loogu addeegayo dadwaynaha raacaya ama kasoo degaya diyaaradaha kusoo xiran doona Airpost-ka.

    Shirkadda dhisaysa garoonka ayaa dib ugu laabanaya wadanka Shiinaha halkaasoo mudo bil ah ku maqnaan doonaan madaxda iyo shaqalaheeda, waxaana dib looga tashan doonaa sidii loo bilaabi lahaa dhismaha labaad ee harsan.

    Dhaqaalaha lagu dhisay wajiga koowaad garoonka diyaaradaha Bosaso ayaa waxaa ku deeqday dowladda Talyaaniga iyadoo ay fulisay shirkada CCECC ee Shiinaha.

    DAAWO SAWIRRADA

    IMG_8305IMG_8309IMG_8310

    IMG_8311

    IMG_8313

    IMG_8315

    IMG_8322

    IMG_8323

    IMG_8325

    IMG_8327

    IMG_8329

    IMG_8338

    IMG_8339

    IMG_8341

    IMG_8350

    IMG_8353

    IMG_8359

    IMG_8371

    IMG_8373

    IMG_8378

    IMG_8380

    IMG_8381

    IMG_8390

    IMG_8401

    IMG_8403

    IMG_8405

    IMG_8406

    IMG_8409

    IMG_8413

    IMG_8417

    IMG_8418

    IMG_8427

    IMG_8428

    IMG_8430

    IMG_8431

    IMG_8433

    IMG_8437

    IMG_8441

    IMG_8444

    IMG_8447

    IMG_8450

    IMG_8451

    IMG_8454

    IMG_8458

    Isha: PP

    Garoonka Boosaaso Photos Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticlePuntland oo qeylo dhaan ka keentay Shirweynihii dhalinyarada ee Muqdisho
    Next Article DHAGEYSO Xuseen Cirfo: “Dadkii na weeraray waxay ahaayeen Al-shabaab, wax dhaawac ahna ima gaarin…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo