Ciidamada ilaalada dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa la sheeghay inay gacanta ku dhigeen konteenar ay ku jiraan saanad milateri oo u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed iyadoo laga helay markab ku soo xirtay dekadda.
Marar badan ayaa Dekadda Muqdisho lagu qabtay qalab waxyaabaha qarxa ka mid yihiin oo qaarkood ku socday Alshabaab, waxaana wararka xaaladan cusub ku saabsan ay sheegayaan in baaritaanada ay weli socdaan.
Wadani.com