Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Wasaaradda Batroolka Soomaaliya oo heshiis hor leh la gashay Shirkad ajnabi ah (War Saxaafadeed)

    Wasaaradda Batroolka Soomaaliya oo heshiis hor leh la gashay Shirkad ajnabi ah (War Saxaafadeed)

    December 30, 20154 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    War Saxaafadeed 

    30-12-2015

    Dowladda Federalka ee Soomaaliya waxey heshiis la gashay shirkad sharci-yaqaan caalami ah in ay ka taakuleyso diyaarinta habka Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga.

    Muqdisho- Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, waxay ku faraxsan tahay in ay howlgalisey lataliye’yaal sharci-yaqaanno caalami ah, si ay uga caawiyaan howlaha la xiriira diyaarinta habka Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga (Production Sharing Agreement, PSA). Ayadoo loo raacayo habka tartanka qandaraasyada furan, oo ay gacan ka geeysatay hay’adda African Legal Support Facility (ALSF), ayaa tartanka Mashruuca Wax soo saar Wadaagga ee loogu magac daray (PSA Somalia Toolkit Project) waxaa ku guuleystaqy IMMMA Advocates, oo xubin ka ah DLA Piper Africa Group.

    Hay’adda African Legal Support Facility (ASLF), oo ah xubin ka tirsan Bangiga Horumarinta Afrika howsheeduna tahay inay ka taakuleeyso dalalka Afrika gorgortanka heshiisyada ganacsiga ee la xiriira wax’soosaarka kheyraadka dabiiciga ah, ayaa waxay gacan ka siinaysaa Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta diyaarinta Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga. Xilligii lagu guda jiray tartanka xulashada, shan shirkadood ayaa lagu soo koobay liiska xulashada, kuwaas oo laga dalbaday in ay soo gudbiyaan codsiyadooda.

    15 October 2015, waxaa codsi u soo gudbistay ASLF saddex ka mid ah shanti shirkadood. Shirkadaha soo codsaday waxay kala ahaayeen: IMMMA Advocates – DLA Piper Group (Dar Es Salam), Clyde & Co LLP and Watson Farley & Williams LLP. Ka dib markii si taxadir leh loo qiimeeyay codsiyadda qandaraaska, IMMMA Advocates ayaa laga xushay maadaama ay buuxisey shuruudihii ugu fiicnaa marka loo eego waxqabadka iyo sicirka.

    Mohamed Mukhtaar Ibraahim, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, ayaa yiri: “Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga waa nooca ugu habboon heshiisyada la xirrira sahminta shidaalka iyo soo saaridiisa, taasoo shirkadaha shidaalku ay ayagu qaadanayaan khatarta la xiriira sahminta shidaalka, ayadoo Dawladduna lahaanayso khayraadka iyo agabka. Somaaliya waxay heshiiska wax soo saar wadaagga geli kartaa keliya marka la diyaariyo habkan wax soo saar waddaagga (PSA model), isla markaana la helo sharuuc iyo siyaasad mideysan oo ku aadan ka faa’idaysiga kheyraadka.

     

    Dhamaad

     

    War Saxaafadeed

    30-12-2015

     


     

    Dowladda Federalka ee Soomaaliya waxey heshiis la gashay shirkad sharci-yaqaan caalami ah in ay ka taakuleyso diyaarinta habka Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga

    Muqdisho- Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, waxay ku faraxsan tahay in ay howlgalisey lataliye’yaal sharci-yaqaano caalami ah, si ay uga caawiyaan hawlaha la xiriira diyaarinta habka Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga (Production Sharing Agreement, PSA). Ayadoo loo raacey habka tartanka qandaraasyada furan, oo ay gacan ka geeysatay hayadda African Legal Support Facility (ALSF), ayaa tartanka Mashruuca Wax soo saar Wadaagga ee loogu magac daray (PSA Somalia Toolkit Project) waxaa ku guuleystaqy IMMMA Advocates, oo xubin ka ah DLA Piper Africa Group.

    Hayadda African Legal Support Facility (ASLF), oo ah xubin ka tirsan Bangiga Horumarinta Afrika howsheeduna tahay inay ka taakuleeyso dalalka Afrika gorgortanka heshiisyada ganacsiga ee la xiriira wax’soosaarka kheyraadka dabiiciga ah, ayaa waxay gacan ka siinaysaa Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta diyaarinta Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga. Xilligii lagu guda jiray tartanka xulashada, shan shirkadood ayaa lagu soo koobay liiska xulashada, kuwaas oo laga dalbaday in ay soo gudbiyaan codsiyadooda.

    15 October 2015, waxaa codsi u soo gudbistay ASLF saddex ka mid ah shanti shirkadood. Shirkadaha soo codsaday waxay kala ahaayeen: IMMMA Advocates – DLA Piper Group (Dar Es Salam), Clyde & Co LLP and Watson Farley & Williams LLP. Ka dib markii si taxadir leh loo qiimeeyay codsiyadda qandaraaska, IMMMA Advocates ayaa laga xushay maadaama ay buuxisey shuruudihii ugu fiicnaa marka loo eego waxqabadka iyo sicirka.

    Mohamed Mukhtaar Ibraahim, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, ayaa yiri: “Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga waa nooca ugu habboon heshiisyada la xirrira sahminta shidaalka iyo soo saaridiisa, taasoo shirkadaha shidaalku ay ayagu qaadanayaan khatarta la xiriira sahminta shidaalka, ayadoo Dawladduna lahaanayso khayraadka iyo agabka. Somaaliya waxay heshiiska wax soo saar wadaagga geli kartaa keliya marka la diyaariyo habkan wax soo saar waddaagga (PSA model), isla markaana la helo sharuuc iyo siyaasad mideysan oo ku aadan ka faa’idaysiga kheyraadka.

     

    Dhamaad

    Heshiis cusub Maxamed Muqtaar Wasaaradda batroolka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDhageyso: Xaliimo yarey oo furka ku tuurtay Madaxda Madasha Qaranka
    Next Article Sarkaal Ajnabi ah oo laga dilay Alshabaab & dagaal ka dhacay duleedka degmada Buuloburte

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo