Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dareenkiisa isbedelay oo ku sigtay inuu ilmeeyo isagoo ka qeyb galay kulan toddobaadle ah oo ay yeesheen saraakiisha ciidamada xoogga dalka kadib markii kooxda Horseed ee ciidamada Xoogga ay halkaasi ka qaadeen heesta Wadaniga ah ee “DALKA YAA ISKALE?”.
Sare ka daawo Video
Wadani.com