Daawo sawiradii qaraxii is-miidaaminta ahaa ee lala beegsaday Baarka The Village ee saxafiyiintu u badan yihiin oo ku yaala agagaarka Guriga hooyooyinka ee degmada Xamar weyne.
Waa markii saddexaad ee Baarkaasi weerar qarxayo ah lagu qaado.