Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Maqal & Muuqaal»DHAGEYSO: Ra’iisal Wasaarihii hore C/weli Sheekh oo dadka Muqdisho ku eedeeyay bililiqo & Jawaab culus oo la siiyay

    DHAGEYSO: Ra’iisal Wasaarihii hore C/weli Sheekh oo dadka Muqdisho ku eedeeyay bililiqo & Jawaab culus oo la siiyay

    January 8, 2016Updated:January 8, 20162 Mins Read Maqal & Muuqaal
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, haddana ah Guddoomiyaha Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyada Soomaaliyeed Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa magaalada Muqdisho  ku tilmaamay dadka jooga inay wax waliba bililiqeysteen, wuxuuna tusaale ahaan u soo qaatay inay ka dhisan yihiin 5000 ururo dhalinyaro oo mid waliba sheeganayo inuu urur Soomaaliya yahay.

    “Xamar waxaa ka jiray intii aan Ra’iisal wasaaraha ahaa 5000 urur dhalinyaro oo leh mid waliba ururka dhalinyarada Soomaaliya, weligoodna ma dhaafin Boondheere iyo Kaaraan,” ayuu yiri C/weli oo intaas ku daray isagoo qoslaya in wax waliba la biliqeystay guryo, hay’adihii iyo magacii.

    Hadalkan ayuu Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ka jeediyay kulan uu la qaatay dhalinyarada Puntland. Waxaan arrintan ka xumaaday dad badan oo C/weli Sheekh Axmed ku eedeeyay inay qabyaaladi qaaday.

    “Haddii dadkii kale magaca Soomaali naceen oo iska tuureen, haddii reer Muqdisho sheegtaan oo ku faanayaan, ma wax ceeb ahbaa mise waa bililiqo… miyaanay dadka Muqdisho Soomaali ahayn” ayuu yiri Cali Muuse Xuuti oo ka mida dhalinyarada Muqdisho oo qoraal u soo diray Wadani.com, wuxuuna intaas ku daray: “Muqdisho waxay ku faantaa Soomaalinimo, waana tan lagu soo dhoweeyay C/weli Sheekh Axmed oo uu Ra’iisal wasaaraha ku ahaa isagoon tegi karin degaanadii uu ka soo jeeday, waana abaal dhac iyo gef inuu maanta reer Muqdisho ku ceebeeyo Soomaalinimada ay ku dhegan yihiin…”

    Wuxuu kaloo Cali Muuse is weydiiyay C/weli Sheekh oo hadda sheegta inuu madax ka yahay Madal Soomaaliyeed, degaanada Soomaaliyeed oo dhan inuu tegay oo ka dhisay iyo inay Muqdisho iyagoo jooga oo dhowr siyaasi ah ay  sheegtaan Madal Soomaaliyeed oo la ogyahay inaysan gaarsiisneyn Afgooye iyo Balcad iska daaye degaano kale.

    Dhageyso hadalkii C/weli Sheekh Axmed

    http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2016/01/Cali-Maxamed-Geedi.mp3

     

    C/weli Sheekh Axmed Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaamulka Galmudug oo Guddoomiye Jawaari ku tilmaamay qas-wade siyaasadeed -WARSAXAAFADEED
    Next Article DAAWO: Salaad Cali Jeelle oo bixiyay Wareysi Xasaasi ah oo Qosol badan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo