Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shaaciyay inuu kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho dowladda Federaalka iyo madaxweynaha K/Galbeed, ayna ka wadahadleen tabashooyin ka jira degaanada labada dowlad goboleed.
“Waxaan isla qaadanay dowladda Federaalka inay mas’uuliyadeeda qaadato, sidii xal looga gaari lahaana laga tashado, aniga waxaa iila jirta inaan waqti dhow Baydhaba aado, maadaama Shariif Xasan dhowr goor uu yimid Kismaayo.
Dhegeyso Axmed madoobe
Wadani.com