Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali yaa ka warbixiyay kulan uu maanta isugu keenay madaxweynaaasha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Jubaland Axmed Madoobe.
Cumar C/rashiid ayaa ku dhawaaqay in cabashooyinka ka jira baarlamaanada Jubba iyo K/Galbeed laga heshiiyo, dowladaha federaalkana ay hormuud u noqoto. Shirka Kismaayana laga wada qeyb galo.
Dhageyso Ra’iisal wasaaaraha Soomaaliya
Wadani.com