Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay shalay 9-ka Jananyo 2016 Sharciga saxaafadda oo dhawaan ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo si rasmi ah sharciga ka dhigay mid ku dhaqankiisa bilaabanayo.
Sharcigan oo qaar ka mida saxaafadda ay qodobo dhowr ah sheegeen inaysan la socon karin xaaladda dalka, waxaa haddana ku adkeysatay wasaaradda Warfaafinta, waxaana la sugayaa sida labada dhinac ee uu quseeyo u dhaqmi doonaan.
AKHRI SAXIIXA MADAXWEYNAHA
Wadani.com