Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo ka qeyb galay shir looga hadlayo sidii loo nidaam casri ah oo lagu keydiyo kiisaska loo keeno xeer ilaalinta dalka ayaa caddeeyay in musuqmaasuq ka jiro xafiiskiisa.
Shirka waxaa ka qeybgalay wasiirka Cadaaladda, taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, aqoonyahanno iyo aqoonyahano. Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Macalin Daahir oo ka hadlay furitaanki shirka ayaa ka sheekeeyay baahida loo qabo in la helo nidaamka Databaska ee lagu keydiyo kiisaska xeer ilaalinta.
DHAGEYSO
Wadani.com