Waxaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya iyo magaalada Wajeer loo daadgureeyay dhaawacyadii Ciidamadii Kenya ee Al-shabaab ku qaaday Xero ciidan oo ku tiilay deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo. Waxaan qaar kamida dhaawacyada garoonka ku so dhoweeyay wasiirka difaaca Kenya Raychelle Omamo.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA