Waxaa maanta magaalada Muqdisho tababar looga furay dhalinyaro gaareysa 1600 oo ku biiray ciidamada Booliska Soomaaliya.Dhalinyaradan oo ah kuwii ugu badnaa ee mar qura loo qaato Booliska ayaa waxaa la filayaa inay noqdaan xoog weyn oo ku biiray ciidamada Booliska.
HOOS KA DAAWO

![1600 Dhalinyarro ku biirtay Ciidamada Booliska oo Muqdisho tababar looga furay [Daawo]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/10/Boolis.jpg)