Mu’asasada Alkataa’ib oo ah qeybta warbaahinta Alshabaab ayaa maanta in ku dhow 150 sawir ah oo laga qaaday weerarkii guutada Ashahiid Saalix Nabhaan ay ku qaaday xerada military ee Ceelcadde oo ay daganaayeen ciidamo ka tirsan Kenya.
Sawirada waxaa ku cad in qasaare 100 askari ku dhow ama ka badan Kenya ka soo gaaray dagaalkaasi oo Alshabaab ay saanad iyo hub fara badan ka heleen xerada. waana qasaarihii ugu badnaa ee ku dhaca ciidamada AMSIOM.
Sawirada oo u badan meydada laga argagaxo, waxaan ka soo xulnay inta macquulka ah
DIGNIIN: HA ISKU DAAWAN HADDII AADAN XAMILI KARIN
Daawo Sawirada
Dhamaad.