Sawirro cusub oo ay ka muuqdaan qasaarihii meydadka dadka lagu laayay xeebta Liido ayaa soo baxay iyadoo qaarkood ay yihiin kuwo naxdin badan.
Meydadka qaar ayaa waxaa Saakay laga soo saaray miisaska hoostooda, halka qaarna laga soo saaray gaadiidka raaxada ee halkaasi ku baakinaa, waxa ayna inta badan dadku ahaayen kuwa ku dhamaaday Qaraxii labaad, halka qaarna madaxa laga toogtay.
HOOS KA DAAWO
