Waxaa halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Hees cusub oo loo qaaday Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA), waxaana Hesstaan ku luuqeynaya Fanaan Maxamed Mursal oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho.
DHINACA SARE KA DAAWO
Wadani.com