Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»KASHIFAAD: Shirkad gaara oo canshuur qaadis ka wada Guryaha Muqdisho & fadeexad ka jirta khidmada la qaadayo

    KASHIFAAD: Shirkad gaara oo canshuur qaadis ka wada Guryaha Muqdisho & fadeexad ka jirta khidmada la qaadayo

    January 26, 2016Updated:January 26, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa degmooyinka Gobolka Banaadir ka wada olole lagu uruurinayo markii ugu horeysay canshuurta Guryaha la degan yahay, waxaana mudooyinkii danbe la arkayay ciidamada ilaalada degaanka ee Minishiibiyada oo hubeysan, ciidamo kale iyo guddiyada degmooyinka oo wareegaya xaafadaha degmooyinka isla markaana ururinaya dadka aan bixin canshuurta.

    Degmooyinka Waaberi iyo Dharkeynley ayay ka dhacday in dadweyne u badan haween oo guryaha loogu tegay la isugu keeno goobo barxad ah oo loo sheego in la xirayo haddii aanay lacagta canshuurta ah bixin, waxaana dadka qaarkood laga qaaday ganaax iyo canshuur wada jira.

    Ma cadda qaabka loo qaadayo canshuurta Guryaha oo bilaabtay intii uu guddoomiyaha  ahaa Xasan Muungaab, mana jiro warbixin dadka laga siiyay qaabka canshuurta loo dalacayo, tariifada loo gooyay noocyada guryaha kala duwan iyo cidda qaadeysa.

    Degmooyinka qaarkood waxaa guryaha caadiga ah ee dhagaxa lagu dalacay lacag Shilin Soomaali ah  oo u dhaxeysa 500,000 ilaa 800,0000 halka degmooyinka qaarkood laga qaadayo ilaa 1600,0000.

    Xogta ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in shirkad gaar loo leeyahay ay la wareegtay qaadista canshuurta guryaha, iyadoo 49% qaadaneysa lacagta canshuurta, waxaana canshuur qaadista bannaanka ka taagan waaxda dowlada hoose ee arrintan qaabilsaneyd.

    Shirkadda INTIFAAC ee canshuur ururinta wada ayaa heshiiska lala galay uu yahay mid qarsoodi ay, waxayna ka mid tahay shirkado fara badan oo  loo gacan geliyay dakhliga soo gala dowladda iyadoo hay;adihii dowladeed ee u xil saarnaa laga qaatay, lama oga waxa ay ku qaadaneyso lacagta intaas la eg oo aan ka ahayn inay soo daabacdo waraaqaha lacag qabashada.

    Canshuurta qaadista guryaha waxaa la socda Aqoonsi ama ID Card loo sameynayo dadka Guryaha leh oo markii hore ka mid ahaa kharashka canshuurta, balse degmooyinka ay lacag kale ka dhigeen iyagoo $12 dusha ka saaray dadka guryaha leh, taasoo ka baxsan canshuurta, waxaana arritan lagu sheegay khidmo ay qaadaneyso degmada.

    Warbixin kale oo ku saabsan canshuurtan, goor dhow naga filo……… insha allaah

    Wadani.com

    Canshuurta gobolka Banaadir Gobolka Banaadir Top Yuusuf Jimcaale
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDacwad loo heysto Ra’iisal wasaaraha & Wasiirka arrimaha Gudaha oo la gaarsiiyay Maxkamada Sare
    Next Article Madaxweynaha Soomaaliya oo war ka soo saaray geerida Cabdi Xaaji Goobdoon

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo