Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyadda ee uu hogaamiyo Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumada Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa ka hor yimid heshiiskii Qaabka doorashada 2016 ee Madasha Qaran oo Muqdisho lagu gaaray.
War-murtiyeed ka kooban 7 Qodob ayaa madashu soo saartay, waxayna madaxda Soomaalida ku eedeysay inay fashilmeen, isla markaana uu jebinayo dastuurka Dalka.
HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA
Wadani.com