Beelaha Banaadiriga ayaa si weyn uga hor yimid go’aankii Madasha Qaran ee qaabka doorashada 2016 iyagoo dood ka keenay in Gobolka Banaadir aanu wax kursi ah ku yeelan Aqalka Sare ee Baarlamaanka.
Kulan ay yeesheen Beelaha banaadiga aya laga soo saaray warsaxaafadeed ay u kala direen madaxda Soomaalida iyo beesha caalamka waxaana lagu taageeray go;aankii baarlamaanka Soomaaliya.
AKHRI WAR SAXAAFADEEDKA
Wadani.com