Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Akhriso: Wasiirada Arrimaha dibadda IGAD oo go’aano culus kasoo saaray arrimaha Soomaaliya

    Akhriso: Wasiirada Arrimaha dibadda IGAD oo go’aano culus kasoo saaray arrimaha Soomaaliya

    January 31, 20162 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shir laba maalmood wasiirada Arrimaha dibada dalalka xubnaha ka ah IGAD ku yeesheen magaalada Addis Ababa ayaa looga hadlay arimaha Somalia iyo Koonfurta Sudan. Gebagabadii kulanka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ku dhawaad 30 qodob ka kooban oo khuseeya labada dal.

    Hadaba waxaan halkan hoose ku soo koobnay nuxurka warmurtiyeedka gaar ahaan qodobada khuseeya arrimaha Soomaaliya oo kala ah:

    1) Goluhu wuxuu soo dhaweeyay ka go’anaanshaha DFS in doorashooyinku ku dhacaan xiligii loo qabtay

    2) Goluhu wuxuu taageersan yahay go’aankii DFS ka soo saartay nooca doorasho ee lagu saleynayo doorashada Somaliya daba yaaqada sanadkan iyadoo IGAD iyo Beesha caalamka laga codsaday in laga hortago qaswadayaasha caqabada ku ah hor u socodka dhanka Siyaasada iy amniga Somalia

    3) Goluhu wuxuu go’aan ku gaaray in gudi ka kooban golaha wasiirada IGAD ka caawiyaan DFS wada hadalada ay la geli doonto maamul goboleedyada si loo dhaqan geliyo go’aanka kasoo baxay DFS.

    4) Goluhu wuxuu DFS ugu baaqay inay dedejiso dhismaha maamul goboleedka Shabeelada dhexe iyo Hiiraan iyo wadahadalada u socda Galmudug iyo Ahlu sunna

    5) Goluhu wuxuu bogaadiyay balanqaadka, dadaalka joogtada ah iyo dhiiranaanta AMISOM iyo SNA iyadoo goluhu cambaareeyay weerarkii Ceelcade.

    6) Wuxuu soo dhaweeyay balanqaadka Jabuuti ee ah inay martigelinayso kulanka dalalka ciidamadu ka joogaan Somalia ee Bisha February ka dhici doona Jabuuti kaas oo dib u eegi doona hawlgalka AMISOM.

    7) Wuxuu bogaadiyay doorka muhiimka ah ee xafiiska IGAD ee Somalia ka qaadanayo arimaha amniga, dib u heshiisiinta iyo dhaqan gelinta hiigsiga DFS ee  2016.

    8) Goluhu wuxuu soo jeediyay in kulan madaxeedka xiga ee dalalka IGAD lagu qabto Muqdisho

    Wadani.com

    IGAD Wasiirka arrimaha dibada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWAR CUSUB: Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo heshiis ku saxiixday Magaalada Adis Ababa
    Next Article Soomaaliya & Ingiriiska oo kala saxiixday heshiis argagixiso la dirir ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo