Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu shir guddoomiyay Shirkii dalalka Bariga Afrika ee yeeshay ciidamad degdega u howlgala, wuxuuna intaas ku daray in dalka arrinta Burundi looga hadlay oo ciidamo loo dirayo marka ay dowladd Burundi ogolaato.
Madaxweynaha oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada ciidamada AMISOM iyo weerarkii lagu qaaday ciidamada Kenya oo dagaalkii lagu qaaday weerarkii Ceelcade ka dib goobihii ay ka baxeen ay Alshabaab qabsadeen, wuxuuna difaacay in ciidamada AMISOM oo uu sheegay inay horumar balaaran ka gaareen.
DHAGEYSO WAREGSYIGA MADAXWEYNAHA
Wadani.com