Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Duuliyihii Diyaaradda Daallo oo faahfaahin ka bixiyay wixii ka dhacay Flight D3159

    Duuliyihii Diyaaradda Daallo oo faahfaahin ka bixiyay wixii ka dhacay Flight D3159

    February 3, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Duuliyihii diyaaradii Daallo Airlines ee shilka ku qabsaday hawada Muqdisho ayaa u sheega wargeyska “The Guardian” ee kasoo baxa dalka in wixii diyaaradda ku dhacay ay ahaayeen qarax miino oo la dhex keenay diyaaradda.

    Duuliyahan oo magaciisa la yiraahdo Vladimir Vodopivec, oo la hadlay xarunta uu wargeyska ku leeyahay caasimada dalka Serbia ee Belgrade ayaa sheegay in qarax weyn uu ka dhex dhacay diyaaradda wuxuuna intaa ku daray inuu aaminsanyahay in cillado kale ay jiraan.

    Vladimir Vodopivec oo 64 sano jir ah, waxaa uu sheegay inuu maqlay dhawaqa qarax weyn oo diyaaradda ka dhex dhacay kadibna uu ku dedaalay sidii diyaaradda oo bed qabta uu dhulka u fariisiin lahaa garoonka Muqdisho.

    “Waxaan maqlay qarax weyn oo na khalkhal geliyay nasiib wanaag qeybteena waxba sooma gaarin sidaa darteed waxaan xooga saarnay in diyaaradda aan garoonka dib ugu celino waan ku guulaysanay” ayuu yiri Vladimir Vodopivec oo ah duuliyihii diyaaradda Daallo oo intaas ku daray inay aheyd markii ugu horeysay ee dhacdo noocaan oo kale ah qabsato diyaarad uu wado.

    John Goglia oo khabiir mar la shaqeeyay shirkad ka shaqaysa bed-qabka diyaaradaha oo Maraykanka jooga ayaa sheegay in marka la eego sawirrada laga qaaday,inay muujinayaan waxyaabaha qarxa oo diyaaradda la dhex dhigay.

    Wuxuna intaa ku daray in labo shay un ay diyaaradda daloolin karaan,qarax meel la dhigay ama awood kale oo ka xoog badan,taasoo kaga iman karta gudaha ama dibedda.

    Waxaa weli socda baaritaanka diyaaradda Daallo oo warar kala duwani kasoo baxayaan, waxaana sii socon doontaa saadaalinta waxa qabsaday diyaaradda inta laga helayo xaqiiqada rasmiga ah.

    Wadani.com

    Daallo Airline Diyaaradda Daallo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CULUS: Qofkii ka dhacay diyaarada Daallo oo noqday Ganacsade caan ah
    Next Article Ganacsatada Muqdisho oo diiday bixinta canshuur kordhin lagu soo rogay Dekadda Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo