Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»KASHIFAAD: Sidee loo qeybsaday lacagtii dowladda Soomaaliya ka heshay Boqortooyadda Sacuudiga..?

    KASHIFAAD: Sidee loo qeybsaday lacagtii dowladda Soomaaliya ka heshay Boqortooyadda Sacuudiga..?

    February 5, 2016Updated:February 5, 20162 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wadani.com ayaa ogaatay xog ku saabsan  in dowladda Federaalka ay heshay qeyb ka mida lacagtii Boqortooyada Sacuudiga siisay dowladda Soomaaliya, lacagtaas oo soo gaartay khasnadda dowladda maalin kadib markii xukuumadda Soomaaliya shaacisay inay xiriirka diblomaasi u jartay dalka Iiraan.

    Deeqa Sacuudiga ayaa gaareysa 50 Milyan oo doolar, lacagtaas oo u kala qeybsaneyd laba qeybood, ayaa qeybta hore waxay ahayd 20 Milyan Doolar oo lagu taageerayo miisaaniyadda dowladda, halka 30 Milyan oo Doolar loo qoondeeyay mashaariic laga fulinayo dalka Soomaaliya.

    Waxaa khasnada dowladda ku soo dhacday 20-ka Milyan ee kabka Miisaaniyadda dowladda, waxaana madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ay qorsheeyeen in la qeybiyo lacagtan oo qeyb ka mida la siiyo hogaamiyeyaasha maamulada dalka, waxaana arrintan ay dhacday intii uu socday shirkii Madasha Qaran ee Muqdisho ee lagu go’aamiyay qaabka doorashada 2016.

    Madaxweynayaasha maamulada wuxuu mid waliba helay lacagta ku hor qoran:

    1. Madaxweynaha Puntland  C/weli Gaas                                    0,000,000
    2. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan                    2,000,000 (Laba milyan doolar)
    3. Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed                         2,000,000 (Laba milyan doolar)
    4. Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Madoobe                         2,000,000 (Laba milyan doolar)

    Madaxweynaha Puntland ayaa diiday inuu qaato lacagtaasi, isagoo sheegay inuu ku qaadan karo oo kaliya qoonde saxan iyo qeybta uu xaq ahaan u leeyahay, waxaana dhacday inuu isaga tegay Muqdisho isagoo aan qaadan lacagtaasi.

    Lacagta oo la qeybiyay xilli xasaasi ah ayaa loo arkay inay tahay laaluush lagu doonayo in madaxda maamulada ay aqbalaan go’aanka dowladda Federaalka ee qaabka doorashada oo inta badan maamulada ay qaateen marka laga reebo Puntland.

    Dhinaca kale 12 Milyan doolar ee ka hartay lacagta Sacuudiga ayaan waxba la siin maamulada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, waxaana u tashaday Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid.

    Madaxweynayaasha maamulada qaatay lacagta fara badan ayaa ka gaabsaday inay la wadaagaan maamuladooda, waxaana la sugayaa wixii ay ku qabtaan inkastoo qaarkood ay bankiyo ku shubteen.

    Wadani.com

    Lacagtii Sacuudiga Sacuudiga Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleManchester United oo qiime la yaab leh u gaartay laacibka Barcelona ee Neymar
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo dacwad hor leh oo ku saabsan Kiiska Badda ka gudbisay Kenya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo