Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL
BISHAARO: QIIME DHIMIS GUUD
Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL waxay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool bartamaha iyo koonfurta soomaaliya ugu bishaareyneysaa in qiime dhimis balaaran lagu sameeyay adeegga telefoonka gudaha iyo dibadda ee shirkadda.
Qiime dhimista oo bilaabaneysa 7-da Febraayo 2016, waxay noqoneysaa sidatan:
WICITAANKA GUDAHA
$1 waxaad ku wici kartaa 70 daqiiqo maalintii
$1 waxaad ku wici kartaa 100 daqiiqo habeenkii
WICITAANKA DIBADDA
$1 waxaad ku wici kartaa 10 daqiiqo,dalalka kala ah:
- Mareykanka
- Kanada
- Sweden
- Norway
- UK & dalalka kale ee Europe
- India & Maleysia
- iyo dalal kale
ADEEGGA ILA SOO HADAL
Addeega ila soo hadal ama DID oo markii hore qiimihiisu ahaa $22 waxaa hadda laga dhigay $15 kaliya.
KA FAA’IIDEYSO QIIME DHIMISTA BALAARAN EE SHIRKADDA ISGAARSIINTA SOMTELOO LA XIRIIR EHELKAADA & ASXAABTAADA DUNIDA KALA JOOGTA
FAAHFAAHIN DHEERI AH KALA XIRIIR 151/215000