Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Marka ee xarunta Gobolka Sh/hoose yaa wararku in ay mar akle saaka ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM dib ula wareegeen magaalda, kadib markii labadii maalmihii lasoo dhaafay ay gacanta ku haysay Alshabaab.
Xaalad magaalada ayaa degan iyadoo dadka degaanka ka cabsi qabaan in AMISOM iyo ciidamada dowladda dib uga noqdaan oo hadda ay soo daba maraan kooxda Alshabaab oo aan ka ogeyn magaalada.
Wadani.com